200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Dowlada Soomaaliya ayaa Soo Bandhigtay Magacyada iyo Sawirada Ragii Ka dambeeyay Loona Qabtay Qaraxii Zoobe (Sawiro) | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Dowlada Soomaaliya ayaa Soo Bandhigtay Magacyada iyo Sawirada Ragii Ka dambeeyay Loona Qabtay Qaraxii Zoobe (Sawiro)

Waxaa Magacyada ku jira Wadihii waday Gaarigii Xamuulka ahaa ee Sababay Dhimashada Dadka Badan kadib markii uu ku qarxay Isgoyska Soobe xilli ay ku sugnaayeen Dadka gaaraya 6-da boqol ee waxyeelo gaartay.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa Bartiisa Facebook-ka kusoo qoray:

“Shaqsiyaadka loo qabtay falkii Qaraxa 14ka October ayaa kala ah
1. Mukhtar Mohamud Hassan (Gardhuub) –
2. Abdiweli Ahmed Dirie (Abdiqani) oo ahaa madaxa qaraxyada Gobolka Benaadir, marka uu Gardhuub amarka ka yimaado
3. Hassan Aden Isaq, oo ahaa darawalkii gaariga Noha-da, ahaana isku xirihii weerarka 14ka Oct, inta uusan wareejin Noha baa la qabtay.
4. Ali Yusuf Wa’eys (Duale) oo ahaa shaqsigii loo diyaariyey inuu Noohada isku qarxiyo. 
5. Abdullahi Abdi Warsame
Gaariga TM ka drawalka waday oo isku qarxiyey waa Maadey (Cismaan Xaaji)”.

Dowladda Soomaaliya ayaa horay usoo sheegtay in ay soo bandhigeyso Shaqsiyaad ay u qabatay Qaraxii ka dhacay Isgoyska Soobe oo ahaa qaraxii ugu qasaaraha badnaa ee ka dhaca Soomaaliya.

Halkaan Ka Daawo Sawirada.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Shirka Siyaasada Qaran ee Maareynta Masiibooyinka oo Muqdisho Ka Furmay (Sawiro)
- Jan 16, 2018
Mas’uuliyiinta Wasaaradda gargaarka iyo maareynta Masuubiiyinka ayaa Muqdisho ka furtay shirka siyaasadda Qaran ee ...
Deg Deg Qarax Ka dhacay Muqdisho.
- Jan 16, 2018
Qarax Miino ayaa Goor dhow ka dhacay Agagaarka Saldhigga degmada Wartanabadda ee Magaalada Muqdisho. Sidda ...
Siyaasiyiin Aragta ahaan kasoo Horjeeda Farmaajo oo ku Sugan Magaalada Dhuusomareeb..
- Jan 16, 2018
Magaalada Dhuusomareeb Waxaa ku sugan Siyaasiyiin aragti ahaan kasoo horjeeda Madaxweyne Farmaajo. Siyaasiyiinta Halkaasi gaaray ...
Sawiro Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb oo isku diyaarisay Soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo..
- Jan 16, 2018
Maanta oo talaado ah ayaa waxaaa degmada Dhuusa Mareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud laga ...
Sawiro Dheeraad Ah Socdaalka Farmaajo ku Maray Deegaanada u dhaxeeya Gaalkacyo ilaa Cadaado..
- Jan 16, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ...
Caasimada Galmudug oo laga Mamnuucay Calanka Maamul Gobaleedyada
- Jan 16, 2018
Waxaa Magaalada Dhuusamreeb ee Xarunta Galmudug Laga Mamnuucay Calanka Dowlad Gobaleedyada ay Sameesteen, inta ...
Madaxda Maamul Gobaleedyada oo Ku wajahan dhuusamareeb.
- Jan 16, 2018
Waxaa Maanta Magaalada dhuusamaareeb ee Xarunta Dowlad Gobaleedka Galmudug ku wajahan Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada ...
Heshiiska Galmudug iyo Ahlusunna oo Maanta Si Rasmi ah loo dhameystirayo.
- Jan 16, 2018
Waxaa Maanta Si Rasmi ah Loo dhameystirayaa Heshiiska Dhax yaala Ahlusunna iyo Dowlad Gobaleedka ...
Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Ku Wajahan Dhuusamareeb.
- Jan 16, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta Ku wajahan Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb. Si weyn ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu jeediyay Markii Cadaado uu gaaray Maxuusa ku tilmaamay..
- Jan 16, 2018
Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu danbeyn gaaray Caasimadii Hore ee Galmudug cadaado halkaasi oo lagu ...
Warbixin Safarka Farmaajo oo Gaaray 211 Saacadood iyo Safarro Wili U harsan
- Jan 16, 2018
Madaxweyne Farmaajo 211 Saacadood ayuu Ku Sugan yahay Puntland iyo Galmudug Wilina saacada Kale ...
Sawiro Qaabka Dhuusomareeb loogu soo dhaweeyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir..
- Jan 16, 2018
Magaalada Dhuusa Mareeb ee Xarunat gobolka Galgaduud waxaa Maanta gaaray wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha ...
War Deg Deg ah Madaxweynaha Somaliya Farmaajo oo Gaaray Magaalada Cadaado..
- Jan 15, 2018
Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa goor ...
Sawiro Magaalada Cadaado oo isku diyaarisay Soo Dhaweynta Madaxweyne Farmaajo oo Halkaasi ku Wajahan..
- Jan 15, 2018
Waxaa magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah maamulka Galmudug si aad ah maanta looga ...
Dhageyso Feysal cali Waraabe oo Ka Hadlay Wiil uu dhalay oo ku Dhintay Dalka Suuriya oo ku sheegay Mid Diinta Difaacayay..
- Jan 15, 2018
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid ee Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay wiil uu dhalay oo la ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: