Home wararka Dalka Maxaa ka jira Ciidanka Puntland ee lagu arkay Bariga Gobolka Mudug..

Maxaa ka jira Ciidanka Puntland ee lagu arkay Bariga Gobolka Mudug..

0
SHARE

Xaalada Deegaanada Dhaca Bariga Gobolka Mudug ayaa dagan mana jirto xiisad hada taagan,

isla Deegaanada Bariga Gobolka Mudug ee Dagan waxaa laga soo sheegayaa Ciidan ka tirsan Puntland oo halkaasi soo gaaray,

Lama sheegin sababta ciidankaasi loo keenay Deegaanada Bariga Gobolka mudug oo dhawaan xiisado ka dhaceen,

Maamulka Gobolka Mudug ee Galmudug iyo Odayaasha Gobolka mudug oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Puntland abaabuleysa xiisad Dagaal.

Dhanka maamulka Puntland kama hadlin Ciidanka lagu arkay Bariga Gobolka mudug ee ka tirsan Ciidankooda,

Arimaha kale ee isla Deegaanada Bariga Gobolka mudug laga soo sheegayo waxaa kamid ah in Dadka Reer Miiga kasoo tageen Goobaha Ciidanka Puntland ay soo gaareen,

Xaalada Ayaa hada dagan mana jirto Wax Dagaal ah oo halkaasi ka dhacay hase yeeshee Wixii ku soo kordha iyo Faafaahinta Ciidanka Deeganada Lagu arkay lasoco

Mudug24 Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here