Home wararka Dalka Kolonyo Gaadiid AMISOM ah ayaa Lagu Weeraray Duleedka Muqdisho.

Kolonyo Gaadiid AMISOM ah ayaa Lagu Weeraray Duleedka Muqdisho.

0
SHARE

Ciidamada Amisom ayaa maanta qarax Miino waxaa Lagula eegtay Duleedka Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya.

Ciidamada AMISOM Waxay Ka Hortageen Gaari Qarax Lala Damacsanaa Kolonyo Mareysay Wadada Weydo Ee Duleedka Muqdisho in Lagu Dhax qarxiyo Laakiin Ismiidamiyaha Rasaas Badan Ayaa Laga horgeeyey Sida Ay xaqiijiyeen Saraakiil La Socotay Kolonyada AMISOM.

Wax qasaara Ahna Kama Dhicin sida ay sheegayaan Goob joogayaal in kastoo aan Si Rasmi ah Xogta Loo Helin.

Alshabaab ayaa Bartooda ay wararka ku faafiyaan ku sheegay in ay weerareen Saraakiil Cadaan ah, In kastoo Saraakiisha AMISOM ay ka gaab sadeen Faafinta Warkaasi.

Laakiin Xogaha La Helayo ayaa sheegaya in Askari ka Tirsan Ciidanka Dowlada soomaaliya uu Halkaasi Ku dhintay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here