Home Wararka Somaliya Galmudug Shir looga hadlay amniga oo Maanta ka dhacay Galkacyo

Shir looga hadlay amniga oo Maanta ka dhacay Galkacyo

0

Gudoomiyaha gobalka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa shir gudoomiyey shirka amniga gobalka mudug oo ay kasoo qeyb galeen taliyaasha ciidamada booliiska iyo daraawiishta gobalka mudug gudoomiyaasha Maxkamadaha gobalka mudug gudoomiye kuxigeenka degmada gaalkacyo iyo saraakiin kale.

Shirkaan ayaa looga hadley amniga gobalka gaar ahaan falkii xaley dhacey oo ay Ciidamada booliisku kula dagaalamayeen kooxaha  ka Ganacsada khamriga oo uu ka dhashey kasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

Shirkaas oo saacado socdey kadib waxaa saxaafadda la hadley gudoomiye sanyare oo ka warbixiyey xaaladda amniga iyo falkii xaley asagoo Amaro dul dhigey dadka khamriga caba iyo dadka dhulalka kuleh gaalkacyo

Ad
Previous articleGuddiga Doorashada oo beeniyay Warqad qoraal ah oo Lagu baahiyay Baraha Bulshada
Next articleGaari kasoo Goostay Wooqooyiga Magalada Gaalkacyo oo policeka Galmudug ay gacanta Ku Dhigeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here