Home wararka Dalka Sawiro Magaalada Gaalkacyo oo laga bilaabay Howlo Bur Burin ah oo ku...

Sawiro Magaalada Gaalkacyo oo laga bilaabay Howlo Bur Burin ah oo ku aadan..

0
SHARE

Magaaladq Gaalkacyo maanta waxaa ka bilaabatay Howlo Guryo Burbirin ah kuwaasi oo ku jiraan Wadooyin.

Maamulka Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa bilaabay Howsha burburinta ah waxaana loogu tala galay Qorsho magaalada looga saarayo biyaha Fadhiistay.

Gudoomliyaha Gobolka Mudug Cabdi Rashiid Cartan ayaa sheegay in shaqada bilaabatay loogu tala galay fududeenta wadooyinka biyaha Fadhiistay si looga saaray.

Maamulka Galmudug ee Mudug ayaa maalmahan wada qorsho lagu hormarinayo Magaalada Gaalkacyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here