Home puntland Dhageyso Qaabka loo dilay Haweeney Caan ka aheyd Deegaanka Bitaale..

Dhageyso Qaabka loo dilay Haweeney Caan ka aheyd Deegaanka Bitaale..

0
SHARE

Wararka ka imaanaya Deegaanka Bitaale ayaa sheegaya in Halkaasi goor dhow lagu dilay Qof Haween ah.

Qofka Haweenka ee la dilay ayaana Ah Qof aad looga yaqaano Deegaanka waxaana lagu Magacaabaa booto Faarax Cabdi.

Dadka Deegaanka Bitaalle ayaana aad uga naxay dilka Haweeneydan loo geestay.

Falka kadib Waxaa Qadka Taleefanka kula xiriirnay Dadka Deegaanka kuwaasi oo sharaxay Qaabka loo dilay Booto Faarax Cabdi,

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here