Home hirshabeelle Dhageyso Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ka Hadlay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo...

Dhageyso Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ka Hadlay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Fashil ka taagan iyo Cida Maamusho..

0
SHARE

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ka hadlay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo maalmahan Fashil ka jiro.

Waxa uu Senatarkan ka Hadlay Arinta ka taagan Garoonka Taasi oo Shirkado Cadaan ah oo Garoonka Dagay.

Waxa uu Cabdi Qeybdiid Codsaday in la Cadeeyo Cida Garoonka Muqsisho Gacanta ku heysa Isla markana Maamusho.

Isagoo Hadalka siiwata ayuu sheegay in Garoonka Muqdisho uu u muuqdo meel cidlo ah oo la Helay.

Hadalka ayuuna Senatarka ka jeediyay Kulan ay la Qaateen Wasiirka Dhanka duulimaadka.

Halkan Hoose Ka Dhageyso cabdi Qeybdiid.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here