Home wararka Dalka Dhageyso Khudbad uu jeediyay Madaxweyne Farmaajo oo Waxba ula harin Siyaasiyiin Iyo...

Dhageyso Khudbad uu jeediyay Madaxweyne Farmaajo oo Waxba ula harin Siyaasiyiin Iyo Xildhibaano Kasoo Horjeeda..

0
SHARE

Madaxweynaha DFS ayaa markii ugu horeysay weerar xoogan ku qaaday dad uu sheegay iney kasoo horjeedaan dowladiisa.

Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo  khudbad xasaasi ah jeediyay ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay ku socoto wadadii guusha laakiin ay jiraan shaqsiyaad dano gaar ah…

Farmaajo ayaana ka hadlay shaqsiyaadka iyo Danaha Gaarka ay leeyihiin waxa ay kaga danleeyihiin ama ay ku rabaan.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Khudbadaasi.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here