Home Wararka Somaliya Galmudug Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibada Soomaaliya oo Lagu Soo dhaweeyay Galkacyo (Sawiro)

Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibada Soomaaliya oo Lagu Soo dhaweeyay Galkacyo (Sawiro)

0

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo, waxaana si balaaran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha.

Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa hadda ah Musharrax u taagan Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa soo dhawayntiisa waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshadda.

Dhawaan Ayaa xilka laga qaaday Wasiir c/risaaq waxuuna Hadda ka mid yahay Musharaxiinta doonaya Kuraasta Golaha Shacabka JFS.

Ad
Previous articleMaamulka Gobalka Mudug oo amar duldhigay ajaanibta ku sugan Mudug
Next articleGoobaha qaar ee Lagu iibiyo Maandooriyaha oo Caawa xiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here