Home Wararka Maanta Madaxweynaha Dalka oo Booqday Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya {Sawiro}

Madaxweynaha Dalka oo Booqday Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya {Sawiro}

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Gaashaandhigga.

Ujeedka kormeerka ayaa ah u kuurgelidda hannaanka shaqo ee Wasaaradda iyo Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

 

Madaxweynaha ayaa kulamo la leh haatan, taliyeyaasha iyo saraakiisha hoggaannada Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Ad
Previous articleKulan xasaasi ah oo looga hadlay amniga oo Muqdisho ka dhacay {Sawiro}
Next articleWafuudii Ugu Horaysay ee Ka Qayb Galaysa Caleema Saarka Madaxwayanaha Soomaaliya oo Muqdisho Soo Gaaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here