Home Wararka Maanta DEG DEG: Shirkii Madasha wadatashiga oo la soo gebagebeeyay

DEG DEG: Shirkii Madasha wadatashiga oo la soo gebagebeeyay

0

Shirkii madasha wadatashiga qaran ayaa goor dhaw ku soo gabagaboobay magaalada Muqdisho iyadoo War-murtiyeed laga soo saaray.

Shirkan oo muddo labo maalmood ah socday ayaa Madaxda Qaranka ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad-Goboleedyada dalka, waxay ku lafo-gureen arrimaha hortebinta u leh shacabka iyo dowladda, gaar ahaan sugidda amniga dalka,  wax ka qabashada saameynta abaaraha  dalka ka jira iyo la dagaallanka argagixisada.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka waxaa ka qeyb galayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Hiirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo uga qeyb-galay aaladda Fogaan aragga.

HOOS KA AKHRISO WAR MURTIYEEDKA

 

Ad
Previous articleGuddoomiyaha Golaha Shacabka oo Lataliye Sare u Magacaabay Wariye Caan ah (Wareegto)
Next articleSaraakiil Sarsare oo Gaaray Degaano Dhawaan Alshabaab Gubeen Xili Ciidamo Farabadan ka Baxeen Baxdo(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here