Home Wararka Maanta Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya iyo Safiirka Mareykanka oo Kulan gaar ah yeeshay...

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya iyo Safiirka Mareykanka oo Kulan gaar ah yeeshay (Sawiro)

0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan la qaatay Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Mr. Larry E. André.

Wasiirka iyo safiirka ayaa waxa ay ka wada hadlen barnaamijyada Xasilinta, Dib u heshiisiinta iyo Dhismaha Golayaasha Deegaanka ee dalka.

Wasiir Ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay aqoonsan tahay oo ay qadarinayso dadaalka iyo taageerada uu Mareykanku u muujiyay Dowlada Soomaaliya.

Dhanka kale Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Mr.
Larry E. André ayaa bogaadiyay waxyaabaha mudnaanta u leh dowladda oo ay ka mid yihiin dib u xureynta dhulalka cusub iyo xoojinta maamulka deegaanka si looga jawaabo baahiyaha bulshada.

Ad
Previous articleWaa kuma ‘geesiga’ Soomaaliga ah ee lagu tilmaamay inuu Kenya shalay ka badbaadiyay qalalaase?
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo Xariga ka jaray Schoolka Cadaado (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here