Home Wararka Maanta Mareykanka oo Fariin kale u diray Madaxweyne Farmaajo

Mareykanka oo Fariin kale u diray Madaxweyne Farmaajo

0

Dowladda Maraykanka Ayaa boggaadiyay daddalka RW Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu wado.

Qoraal ka soobaxay Mareykanka ayaa Lagu yiri sidaan

“Waxaan la hadlay shalay RW Rooble iyadoo aan hoosta uga xarriiqnay sida aan u taageersannahay dadaallada uu wado ee la xiriira sidii loo qqban lahaa Shirka Madasha Wadatashiga Qaran kaas oo looga tashanayo sidii loo sixi lahaa tabashooyinka jira”

“Waxaan u caddeynay sida ay lagama maarmaan u tahay in dhinacyadu joojiyaan in ay cirka usii shareeraan xiisadaha jira”

Hadalkaan ka Soo yeeray Mareykanka ayaa imaanaya xili uu jiro Khilaaf u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Rooble

 

 

 

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo la Kulmay Safiirka ingiriiska ee Soomaaliya
Next articleDeg Deg Alshabab òo Weerer Kula Wareegay Degmada Balcad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here