Home Wararka Somaliya Galmudug Gurceel oo caawa Roobab xoogan ay ka Hooreen (Sawiro)

Gurceel oo caawa Roobab xoogan ay ka Hooreen (Sawiro)

0

Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud caawa waxaa ka da’ay Roobab xoogan oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ku dhaqan Halkaas.

Roobabka ayaa Biya dhigay dhamaan wadooyinka Magaalada waxaana Caawa Kormeeray Masuuliyiin ka tirsan Galmudug.

Maamulka Dagmada Gurceel Ayaa caawa kormeeray qaar kamida Wadooyinka Magaalada Kadib Roob xoog leh oo Cawa Ka da ay Magaalada, kuwaas oo biya dhigay wadooyinka Muhiimka ah.

Ad
Previous articleAqalka Sare oo ka digay tallaabooyinka ka hor imaanaya Dastuurka Dalka
Next articleDad ka caraysan Muddo Kororsiga Farmaajo oo caawa Banaanbax xoogan ka dhigay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here