Home wararka Dalka Degmada Gurceel ee G/Galgaduud oo Banaanbax Xoogan Ka socdo {SAWIRO}

Degmada Gurceel ee G/Galgaduud oo Banaanbax Xoogan Ka socdo {SAWIRO}

0
SHARE

Banaanbax Xoogan ayaa xiligaan ka socda Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud, Kaas oo looga soo Hor jeedo Masiibadii Muqdisho ka dhacday 14-kii bishaan.

Waxaa isu soobaxay Dhamaan qaybaha kala duwan ee Ku dhaqan Degmada Guri-ceel waxa ayna muujiyeen shucuurtooda ku aadan dadkii ku dhintay kuwii lagu waayay iyo Kuwii ku dhaawacmay qaraxii Zoobe ee Muqdisho.

Deegaanada Galmudug oo dhan waxaa hada ka soconaya bnaanbax xoogan oo alshabaab looga soo Hor jeedo.

{

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here