Home Wararka Maanta Dagaal culus oo uu ku Geeriyooday Taliye libaan Golcad oo kasoo jeeda...

Dagaal culus oo uu ku Geeriyooday Taliye libaan Golcad oo kasoo jeeda Galmudug oo saakay ka dhacay…

0

Dagaal Qaraaar ayaa Lasoo Warinayaa Inuu Saakay Subixii Hore ka Qaraxay Degaanka Dhanaane ee gobolka Shabeelada hoose halkaasi oo ay ku suganyihiin cutubyo katitsan Ciidamada Dowlada.

Dagaalkaan ayaana Qarxay Kadib Markii Alshabaab Weerar ku Bilowday Qaraxyo ku Qaadeen Saldhiga Ciidamada Dowladu ku lahaayeen Deeegaanka Dhanaane.

Dadka Ilaa Hada la Xaqiijiyay Geeridooda Waxaa Ka Mid ah Takiye Libaan Golcad oo Caanka Ahaa Deegaanada Galmudug kana soo jeeday Magaalada Guriceel Taas oo saakay si wayn looga Dareemay Geeridiisa.

Dowlada Soomaaliya ayaana Wali wax war. Ahkasoo saarin Dagaalkaan culus oo Goordhow Dhacay.

Allah ha u naxariisto waxaa saakay deegaanka Dhanaane ku shahiiday Taliye Liibaan Golcad isaga iyo Askar kale, kadib dagaal dhexmaray iyaga iyo Alshabaab kuwaas oo aan wali lashaacin Tiradooda.

 

Ad
Previous articleMaxaa kajira in Burkii Dhacay ee lagu Qabtay Dakada lagu Fasaxay Suuqa Muqdisho?
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Shir u dhexeeyo Farmaajo, Shariif iyo Deni oo ka furmay Garoowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here