Home Wararka Maanta Meydadka Soomaali kale oo laga soo saaray burburka dhulgariirka Turkey

Meydadka Soomaali kale oo laga soo saaray burburka dhulgariirka Turkey

0

Afar qof oo hor leh oo Soomaali ah ayaa lasoo saarey maydkooda 24-kii saac ee lasoo dhaafay, kadib markii ay ku dhinteen dhul gariirkii Isniintii ka dhacay dalka Turkiga.

Dowladda Turkiga ayaa wali wadda dadaallada ay kusoo saarayaan maydadka ku hoos jira guryaha dumay.

Waxaa adag xaaladda dalkaasi, waxaana dhimashada la sheegayaa inay dhaaftey dhowr iyo tobon Kun, halka marka lagu daro dalka Suuriya ay tahay dhimashada in ka badan 21 kun oo qof.

.

Ad
Previous articleJanaraal Biix oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay ka Dhacay Deegaan u Dhow wisil
Next articleXabad-joojintii Somaliland oo burburtay iyo Dagaal Qaraar oo Haatan Socda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here