Home wararka Dalka Dhageyso Taliyaha Saldhiga Gaalkacyo oo ka hadlay Nin Makaanik ah oo lagu...

Dhageyso Taliyaha Saldhiga Gaalkacyo oo ka hadlay Nin Makaanik ah oo lagu dilay Duleedka Gaalkacyo..

0
SHARE

Kadib markii duleedka magaalada Gaalkacyo lagu dilay nin makaanik ah waxaa arintaasi ka hadlay Maamulka Galmudug.

Taliyaha Saldhiga Gaalkacyo Cawil Nuur Rooble ayaa sharaxay Dilka Dhacay iyo cida ka danbeesay.

Taliyaha ayaa ka hadlay sababta keentay in dilkaasi la dilo hadii ay soo qabteen qofka dilka geestay.

Waa dilkii labaad oo magaalada ka dhaca kaasi oo loo geesto qof makaanik ah waxana arintaasi hadal haya shacabka.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here