Home Wararka Maanta Dowladda Ingiriisku oo Ku bixisay lacag ka badan hal milyan oo...

Dowladda Ingiriisku oo Ku bixisay lacag ka badan hal milyan oo doolar tarxiilka wiil Soomaali ah

0

Kiis dacwadeed oo muddo badan, ay ka taagnayd doodda dhanka sharcig ah oo ka socotay Ingiriiska ayaa ugu danbeeyn ku soo dhamaatay in halkaas laga soo musaafuriyo wiil Soomaali ah, oo lagu magacaabo Yacquub Axmed.

Yacquub ayay muddo dheer ku socotay dacwad la xiriirta Kufsi, oo ay ku wehliyeen saddex qof oo kale.

Kufsiga ayaa loogu geystay gabadh yar oo lix iyo toban jir ah, oo la qiyaamay dhisme ku yaal London shan iyo toban sano kahor.

Warbaahinta Ingiriiska ayaa si adag uga hadashay kiiska wiilkan, oo ay dowladda Ingiriisku horey mar isugu dayday inay musaafuriso, iskudaygaas oo fashilmay.

Ad
Previous articleMagaalo Dhan oo lacag lagu Bixinaayo Hadii Lagu arko Qof Tuugsanaaya
Next articleXamse Cabdi Bare oo Gaaray Degmada Dooloow ee Gobalka Gedo(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here