Home wararka Dalka Dhageyso Shan Wiil oo Hal Qoys ah oo ku dhintay Qaraxii Zoobe,,

Dhageyso Shan Wiil oo Hal Qoys ah oo ku dhintay Qaraxii Zoobe,,

0
SHARE

Dadka kale ee dhintay waxaa ka mid ah qoys ay ka baxeen shan qof kuwaasi oo iskugu jiray laba wiil oo wada dhalatay iyo laba wiil oo kale oo ay abtiyaal u ahayeen oo iyagu laftoodu wada dhashay.

Aweys Macallin Cali oo ay ilmo adeer yihiin wiilasha dhintay isaguna ku dhaawacmay qaraxa, waxaana ugu horrayn la weydiiyey sida ay wax u dhaceen?

Aweys ayaa dhanka kale waxa uu ka hadlayaa xaalada Faamilka ay gaartay dhacdadan iyo sida uu yahay dareenkooda,

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka,

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here