Home wararka Dalka Sawiro Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo oo Dar dar ku socota iyo...

Sawiro Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo oo Dar dar ku socota iyo Meelaha la gaaray Qeybta 1 aad,,

0
SHARE

Waxaa si habsami leh u socota Dhismaha wadada u dhaxeysa Gaalkacyo iyo Hobyo oo laga dhigayo wado jay.ah,

dhismaha wadada ayaa ah mid si habsami leh u socota waxana hada goobahaasi ka da.ay roob xoogan oo keentay in la jibaaro shaqada,

Habeen iyo Maalin ayaa laga dhigay wadada dhismaheeda waxana la gaaray goobo kale oo cusub taasi oo keentay in hormar laga gaaro,

Maamulka Gudiga Gob ayaa dhankooda soo bandhigay halka ay mareyso shaqadada wadada waxana ay sheegeen in la jibaaray shaqada isla markana laga dhigay habeen iyo maalin,

Sawiro soo gaaray mudug24 ayaa muujinaya shaqadada Wadada oo socota habeen iyo maalin roobab ka da.ay halkaasi oo shaqadada fududeeyay,

Halkan Hoose ka Daawo Sawirada Qeybta Hore

Lasoco Qeebaha kale oo taxano ah,

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here