200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Fariin Cajiib Ah U Diray Madaxda Maamul Gobaleedyada Ee Dawlada Kasoo Horjeeda | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Fariin Cajiib Ah U Diray Madaxda Maamul Gobaleedyada Ee Dawlada Kasoo Horjeeda

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul uga hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalka marayo iyo dhaliilaha loo jeedinayo Xukuumaddiisa, isagoo ugu baaqay shacabka in aysan ogolaan dhaliil ujeedo gaar ah lagu fushanayo.

Khudbad uu ka jeediyay Munaasabad lagu xusayay Maalinta Calanka Soomaaliyeed oo ka dhacday Garoonka Kubadda Koleyga Wiish Stadium ee degmada C/casiis ayuu sheegay in umadda Soomaaliyeed uu u soo baxay Iftiin.

“Waxaa muhiim ah in aan qofna laga ogolaan dhaliil dalka lagu duminay, dhaliil ujeeddo gaar ah leh oo lagu fushanayo dano qaas ah in lagu dumiyo iftiinka nolosha ee hada u soo if baxay”ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Isagoo aanan cidna carabaabin ayuu sheegay inay dhamaatay waqtigii ay madaxda niyad jabi jiraan ama in buuq siyaasadeed inta furmo ay Madaxda albaabada soo xiran jireen.

“Waa dhamaatay waqtigii la niyad jabi jiray, madaxda idin hor-taagan ma ahan kuwaas, maalmo ayaa la qeylinaya ama buuq siyaasadeed ayaa la furayaa waxaa idin balan-qaadayaa in aan idinla mari doono illaa meesha ugu dambeysa”ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Soomaaliya ay horay u socoto, isla markaana aysan gadaal u noqon doonin.

“Soomaaliya horay ayay u socotaa, gadaal uma noqoneysa, Soomaaliya waxay ku socotaa meel barwaaqo ah anaga ujeedna oo idin soo aragnay dhulka barwaaqada aan u socono”ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa wajaheysa dhaliilo iyo culeysyo siyaasadeed oo uga imaanaya siyaasiyiin iyo maamul goboleedyada, iyadoo shirkii Madaxda maamul goboleedyada ee maanta lagu soo gaba gabeeyay Kismaayo farriimo adag loogu diray qaabka Xukuumadda u maareyneyso xaaladaha siyaasadeed ee dalka

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Dhageyso Hooyada dhashay DR Maryan oo ku dhimatay Qaraxa Zoobe oo dhawaan Jaamacada Dhameysay,,
- Oct 16, 2017
Waxaa si weyn u korodhay tirada dadka ku dhintay qaraxii cuslaa ee shalay ka ...
Dhageyso Shan Wiil oo Hal Qoys ah oo ku dhintay Qaraxii Zoobe,,
- Oct 16, 2017
Dadka kale ee dhintay waxaa ka mid ah qoys ay ka baxeen shan qof ...
Dhageyso Madaxweynihii Hore ee Somaliya Xasan Shiikh oo si adag uga hadlay Qaraxii Zoobe isagoo ku tilmaamay,,
- Oct 16, 2017
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa marka hore ka tacsiyeeyay dadkii ku ...
Sawiro Raisal Wasaare Xasan Kheyre oo markale Booqday Isgoyska Zoobe oo Ciidan badan la geeyay..
- Oct 16, 2017
Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay mar kale booqday Isgooska Zoobe ...
Wasiiro iyo Dhaqaatiir u dhalatay Dalka Turkiga oo Muqdisho ku soo wajahan goor dhow..
- Oct 16, 2017
Dowlada turkiga ayaa siweyn uga damqatay qaraxii dadka badan lagu laayay ee ka dhacay ...
Akhriso Tirada Rasmiga Ah Ee Ku Dhimatay Iyo Kuwa Ku Dhaawacmay Qaraxyadii Lagu Hoobtay Ee Sabtigii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
- Oct 16, 2017
Labo boqol iyo soddon iyo todobo(237) qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ...
Dhacdadii Ugu Saamaynta Badnayd Weerarkii Zoobe Iyo Sawir Naxdin Leh
- Oct 16, 2017
Labada Wiil ee Sawirka hoose kaaga muuqdo waa laba wiil oo ay hooyadood ku ...
Dhageyso Madaxweyne Xaaf “Qaraxii Zoobe Dayac Amni Buu Ku Dhacay Dawladu Amniga Xoogga Ha Saarto”
- Oct 16, 2017
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa ka hadlay Qaraxii shalay oo 14-kii ...
Duleedka Gaalkacyo oo lagu Dilay Maxamed Daa.uud oo ahaa Nin aad looga yaqaano Magaalada,,
- Oct 16, 2017
Magaalada Gaalkacyo ee xaruunta Gobolka Mudug waxaa Galab dhicii lagu dilay Maxamed Daa.uud oo ...
Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Qaraxii Soobe isagoo sheegay in Dowlada ka qaadeyso..
- Oct 15, 2017
Maxamed Cabdulalahi Farmaajo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta barqadii waxa uu booqday Isgoyska ...
Dhageyso Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo ka hadlay in Dowlada uu Lacag ka qaatay,,
- Oct 15, 2017
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey oo maalmihii dambe ku sugnaa dalalka ...
Dhageyso Wasiir Yuusuf Garaad iyo Wasiiro kale oo la sheegayo in ay ku dhaawacmeen Qaraxii Muqdisho,,
- Oct 15, 2017
Waxaa daqiiqad walba sii kordhaya khasaaraha lixaadka leh ee uu geestay qaraxii shalay ka ...
Dhageyso Xildhibaan Cabdi Barre oo Dowlada ugu baaqay in ay Faanka Joojiso iyo Amaan ayaa sugnay isagoo Hay.adaha iscasilaad ugu baaqay,,
- Oct 15, 2017
Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo ka mid ahaan jiray Baarlamaankii 9,aad oo Warbaahinta Shir ...
Akhriso Galmudug oo war kasoo saartay kana Tacsiyadeesay Dadkii lagu Gumaaday Isgoyska Zoobe,,
- Oct 15, 2017
Maamulka Galmudug ayaa war qoraal ah kasoo saaray Xasuuqii ka dhacay Isgoyska Zoobe, Galmudug ayaa ...
Dhageyso Raisal Wasaare Xasan Kheyre oo ka hadlay Qaraxii muqdisho isagoo ku tilmaamay,,
- Oct 15, 2017
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay qaraxii ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: