Home wararka Dalka Madaxwaynaha Dawladda Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf iyo wafdi uu Hogaaminayo oo...

Madaxwaynaha Dawladda Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf iyo wafdi uu Hogaaminayo oo si wayn loogu soo dhaweeyay Cadaado {sawiro}

0
SHARE

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada cadaado ee Xarunta KMG ah ee Galmudug.

Madaxwaynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee cadaado ku soo dhaweeyay Xubnka ka Tirsan Maamulka galmudug, iyo dad fara badan oo cadaado ku sugan.

Soo dhaween ka dib Madaxwaynaha ayaa ka qayb galay Goob lagu soo bandhigayay Hidaha iyo dhaqanka, iyo Farshaxanka oo ay wadeen Haweenka Galmudug.

Axmed Ducaale Geelle Xaaf,, oo ka qayb galay shirkii kismaayo ayaa Sheegay in gool uu ku soo idlaaday shirkii Kismaayo dhawaan ay ku yeesheen Xubnaha Maamul Gobaleedyada dalka,

Waxa uuna sheegay in la isku fahmay in la xasiliyo siyaasada Maamul gobaleedyada. ilamarkaana ay dhax-dhaxaad ka noqdaan dadka fara gelinta ku wada Maamul Gobaleedyada.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here