Home wararka Dalka Dhageyso Xildhibaanadii Sheegay In Ay Xilka Ka Qaadeen Madaxweyne Xaaf Oo Shaaciyay...

Dhageyso Xildhibaanadii Sheegay In Ay Xilka Ka Qaadeen Madaxweyne Xaaf Oo Shaaciyay Waqtiga Ay Dooranayaan Madaxweyne Cusub

0
SHARE

Qaar kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Maamulka Galmudug ee dhawaan xilkii ka qaaday madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa  soo bandhigay jadwalka doorashada iyo xubnaha isku soo sharaxi kara xilka madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug.

Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo ay dhawaan Magacaabeen Xildhibanadii sheegay in ay xilkii k qaadeen Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa Maanta soo saaray Jadwalka doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Guddiga ayaa waxa ay soo saareen Xiliga Araaji qabashada iyo sidoo kale Sharuudaha Musharixiinta.

Xildhibaan Xasan Cali Dhuux oo ah gudoomiye ku xigeenka gudigaasi ayaa warbaahinta u aqriyay war murtiyeedka ay soo saareen

Hoos Ka Dhageyso Codka

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here