Home wararka Dalka Dhageyso Hadalkii Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo Cadaado ku soo laabtay Maanta isagoo...

Dhageyso Hadalkii Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo Cadaado ku soo laabtay Maanta isagoo ka hadlay..

0
SHARE

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada cadaado ee Xarunta KMG ah ee Galmudug.

Madaxwaynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee cadaado ku soo dhaweeyay Xubnka ka Tirsan Maamulka galmudug, iyo dad fara badan oo cadaado ku sugan.

Soo dhaween ka dib Madaxwaynaha ayaa warbaahinta kula hadlay garoonka Cadaado.

Xaaf ayaa ka hadlay xaalada taagan xili ee somaliya iyo shirka kismaayo ee soo dhamaaday.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Xaaf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here