Home wararka Dalka Dhageyso Magaalada Gaalkacyo oo lagu dilay Mid kamid ah Dhalinyarada Gobolka Mudug...

Dhageyso Magaalada Gaalkacyo oo lagu dilay Mid kamid ah Dhalinyarada Gobolka Mudug aadka looga yaqaano,,

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo waxaa goor dhow ku dhintay mid kamid ah dhalinyarada Gobolka Mudug,

Labo nin oo hubeysan ayaa dilka u geestay Cabdi Qaadir African oo ahaa Makaanig sameeya gawaarida kaasi oo goob lagu sameeyo gawaarida ku lahaa Magaalada Gaalkacyo dhanka Galmudug,

Marxuumka ayaa markii hore dhaawac ahaan loo geeyay isbitaalka Gaalkacyo halkaasi oo uu ku dhintay,

Labada nin ee dilka u geesatay ayaa goobta iskaga tagay mana cada sababta ay u dileen iyadoo ragaasi dilka geestay khudhooda laga yaqaano magaaalada,

Wareysiga soo socda ayaa ka hadlay dhacdada jirta hase yeeshee dilka sida uu yahay waa qaabka qoraalka uu yahay,

Halkan Hoose ka Dhageyso Wareysi kooban oo ku aadan sida dilka u dhacay.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here