radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Dhageyso Ahlu-suna oo taageertay Shirka Kismaayo iyo Dowlada oo meel cidla ah taagan,,

Maamulka Ahlu-sunna ee gobollada dhexe ayaa soo dhoweeyay shirka maamul goboleedyada uga socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

Ku xigeenka hoggaamiyaha maamulka Ahlu-sunna ee gobollada Dhexe Cabdullaahi Xirsi Diirshe Daacad ayaa sheegay in madaxda maamul goboleedyada ay qaateen go’aan wanaagsan oo ah in wixii Soomaali dhexdeeda ah ay ka tashadaan.

Maamulkooda ayuu sheegay inuu goob joog ka yahay shirkaan, ayna u arkaan shirka Kismaayo mid miro dhalkiisa wax badan ay ka faa’idi doonaan shacabka Soomaaliyeed.

Dhanka kale, Cabdullaahi Xirsi ayaa soo hadal qaaday aqoonsi la’aanta maamulkooda ee dowladda dhexe, wuxuuna sheegay in muhiim ay tahay oo kaliya iney iyagu is aqoonsan yihiin, wixii dhimanna ay imaan doonaan.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Daacad,

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Dad Qaba Dhaawacya Cul culus ee ku dhaawacmay Qaraxii Zoobe oo Maanta Turkiga loo qaaday {Sawiro}
- Oct 16, 2017
Saakay waxaa la qaaday dhaawacyada dadkii shacabka ahaa ee ku dhaawacmay qaraxii maalin ka ...
Deg Deg Wasiirka Caafimaadka Dalka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray goor dhow isagoo wata..
- Oct 16, 2017
 Goor dhoweyd, waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad sida wefdi uu ...
Ciidanka Galmudug Oo Maanta Howlgalkii Ugu Cuslaa Ka Wada Koonfurta Magaalada Gaalkacyo
- Oct 16, 2017
Wararka Naga soo gaaraya Magaalada gaalkacyo ayaa sheegaya in Saakay Howlgalo Baaritaano ah Ciidamada ...
Dhageyso Hooyada dhashay DR Maryan oo ku dhimatay Qaraxa Zoobe oo dhawaan Jaamacada Dhameysay,,
- Oct 16, 2017
Waxaa si weyn u korodhay tirada dadka ku dhintay qaraxii cuslaa ee shalay ka ...
Dhageyso Shan Wiil oo Hal Qoys ah oo ku dhintay Qaraxii Zoobe,,
- Oct 16, 2017
Dadka kale ee dhintay waxaa ka mid ah qoys ay ka baxeen shan qof ...
Dhageyso Madaxweynihii Hore ee Somaliya Xasan Shiikh oo si adag uga hadlay Qaraxii Zoobe isagoo ku tilmaamay,,
- Oct 16, 2017
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa marka hore ka tacsiyeeyay dadkii ku ...
Sawiro Raisal Wasaare Xasan Kheyre oo markale Booqday Isgoyska Zoobe oo Ciidan badan la geeyay..
- Oct 16, 2017
Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay mar kale booqday Isgooska Zoobe ...
Wasiiro iyo Dhaqaatiir u dhalatay Dalka Turkiga oo Muqdisho ku soo wajahan goor dhow..
- Oct 16, 2017
Dowlada turkiga ayaa siweyn uga damqatay qaraxii dadka badan lagu laayay ee ka dhacay ...
Akhriso Tirada Rasmiga Ah Ee Ku Dhimatay Iyo Kuwa Ku Dhaawacmay Qaraxyadii Lagu Hoobtay Ee Sabtigii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
- Oct 16, 2017
Labo boqol iyo soddon iyo todobo(237) qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ...
Dhacdadii Ugu Saamaynta Badnayd Weerarkii Zoobe Iyo Sawir Naxdin Leh
- Oct 16, 2017
Labada Wiil ee Sawirka hoose kaaga muuqdo waa laba wiil oo ay hooyadood ku ...
Dhageyso Madaxweyne Xaaf “Qaraxii Zoobe Dayac Amni Buu Ku Dhacay Dawladu Amniga Xoogga Ha Saarto”
- Oct 16, 2017
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa ka hadlay Qaraxii shalay oo 14-kii ...
Duleedka Gaalkacyo oo lagu Dilay Maxamed Daa.uud oo ahaa Nin aad looga yaqaano Magaalada,,
- Oct 16, 2017
Magaalada Gaalkacyo ee xaruunta Gobolka Mudug waxaa Galab dhicii lagu dilay Maxamed Daa.uud oo ...
Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Qaraxii Soobe isagoo sheegay in Dowlada ka qaadeyso..
- Oct 15, 2017
Maxamed Cabdulalahi Farmaajo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta barqadii waxa uu booqday Isgoyska ...
Dhageyso Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo ka hadlay in Dowlada uu Lacag ka qaatay,,
- Oct 15, 2017
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey oo maalmihii dambe ku sugnaa dalalka ...
Dhageyso Wasiir Yuusuf Garaad iyo Wasiiro kale oo la sheegayo in ay ku dhaawacmeen Qaraxii Muqdisho,,
- Oct 15, 2017
Waxaa daqiiqad walba sii kordhaya khasaaraha lixaadka leh ee uu geestay qaraxii shalay ka ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: