Home Wararka Somaliya Galmudug DEG DEG: Maamul Goboleedyada oo Xariirka u jaray Dowlada Federalka

DEG DEG: Maamul Goboleedyada oo Xariirka u jaray Dowlada Federalka

0

Dawlad gobaleedyada Soomaaliya ayaa joojiyey wada shaqeynta ay la lahaayeen Wasaaradda Maaliyada Federaalka Soomaaliya.

Wasiiradda Maaliyada Heer Dawlad gobaleed oo yeeshay kulan fogaan arag ah ayaa ku eedeeyey Wasaaradda Federaalka in ay garab martay dhammaan Heshiisyadii ay kuwada shaqeynayeen 5-tii sanno ee lasoo dhaafay.

War-saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen ayey wasiirada Maaliyada ee Dowlad Goboleedyada ku joojiyeen wada shaqayntii wasaarada Maaliyada Federaalka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WADAJIRKA AH

Ad
Previous articleWafdi Caalami ah oo Booqday Xerada LaguTababaraayo Ciidamada Galmudug ee Cadaado(Sawiro)
Next articleNabadoon Xaad oo Sheegay in Dil lagu Xukumay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here