Home Wararka Maanta Warmurtiyeed Laga soo saaray Shirkii Musharaxiin, Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxda Maamul Gobaleedyada...

Warmurtiyeed Laga soo saaray Shirkii Musharaxiin, Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxda Maamul Gobaleedyada (Akhriso)

0

War murtiyeedka is afgaradka ayaa laga soo saaray  shirkii Ra’iisul Wasaaraha, Musharaxiinta iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabelle.

Heshiiskaas oo Dhowr Qodob ka kooban ayaa dib Loogu dhigay Banaanbixii Musharaxiinta ay qaban lahaayeen Maalinta Birita ah.

Sidoo kale waxaa La Magacaabay Guddi Xaqiiqa Raadin ah oo Loo Xilsaaray inay soo Qiimeeyaan Dhacdadkii 19 Bishaan Lagu qaaday Madaxdii Hore ee dalka iyo Musharaxiinta qaar, Dowladda Soomaaliyana Raali galin ayay ka bixisay wixii dhacay.

10 Maalin Gudahadood ayaa Lagu Heshiiyay in Banaanbaxa Lagu qabto waxaana Loo sameenayaa Guddi qaban Qaban qaabiya.

 

Ad
Previous articleXukuumada Soomaaliya oo dalbatay in dib Loo dhigo Banaanbaxa
Next articleSawiro:- Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor oo kaalin weyn ka qeyb qaatay Xalka Somaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here