Home wararka Dalka Dhageyso Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle oo ka hadlay xaalada u danbeesay ee...

Dhageyso Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle oo ka hadlay xaalada u danbeesay ee Maamulka iyo Khilaafka taagan..

0

Madaxweynaha Galmudug axmed Ducaalle ayaa ka hadlay dhoor maalin kadib xaalada ka taagan Galmudug.

Axmed Ducaalle ayaa ka hadlay Ciidan laga keenay magaalada Gaalkacyo kuwaasi oo lagu celiyay Deegaanka Galinsoor.

Waxa uu ka hadlay Xaaf Shaqsiyaad ku sugan magaalada Cadaado oo colaad ka hurinaya Halkaasi.

Dhanka kale ayuu eedeyn dusha  uga tuuray Dowlada somaliya oo ku eedeeyay in khilaafka wado.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Xaaf.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here