Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Wasiir uu Horay xilka uga Qaaday caawa Dib...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Wasiir uu Horay xilka uga Qaaday caawa Dib u magacaabay

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye aya Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dib U Heshiisinta Galmudug mar kale u magacaabay Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayel).

Arintaan aya waji gabax ku ah Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo sanad kahor sheegay inuu xilka ka qaaday isago taagero ka heystay Qoorqoor balse hada dib uso celiyay.

Cabdi Waayel aya kaso jeedo beesha Mareexaan / Reer Diini / Reer Kooshin.

 

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo Tababr usoo Xiray Ciidamo Cusub oo ka Tirsan Kuwa Galmudug(Sawiro)
Next articleDad Farabadan oo lagu Xasuuqay Galbeed Maxico(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here