Home Wararka Somaliya Galmudug Deg deg Cali yare Cali oo loo Diiday inuu Ka Dhoofo Garoonka...

Deg deg Cali yare Cali oo loo Diiday inuu Ka Dhoofo Garoonka Muqdisho Xili uu Guriceel Ku Wajahnaa

0

Ninka ku magacaaban guddoomiyaha Amniga Gobolka Banaadir, horayna isagu isugu sheegay in uu yahay Wasiirka Amniga Gobolka Banaadir ayaa loo diiday in Ciidamo ilaalo u ah uu kala duulo garoonka Muqdisho, isagoo Guriceel kusii jeeday.

Gudoomiyaha Amniga Gobalka Banaandir Cali yare Cali  ayaa Ka Mid aha Raga Sida Wayn ay U Wataan Fahad iyo Farmaajo.

Amarkaan ayaa La sheegay inuu Ka Danbeeyey Wasiirka Amniga Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Nuur.

Talabadaan ayaa Kusoo aadaysa Xili Shalay Muudeey ay Celiyeen Loona Diiday sidaan oo kale inuu u Safro Baraawe, Lama Oga Talaabada ay Qaadi Doonaan Fahad iyo Farmaajo ai ay uga Jawaabaan arintaan.

 

Ad
Previous articleGalmudug oo noqotay Halka ugu Xiisaha Badan ee Doorashada Dalka ka Socota
Next articleCali Yare Cali oo Ka Hadlay cida Safarkiisa Hor istaagtay Xili loo Diiday inuu u Dhoofo Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here