200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Sawirro Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda ICAO oo kala saxiixday heshiis Lagu Soo Wareejinayao Maamulka Hawada Soomaaliya | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Sawirro Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda ICAO oo kala saxiixday heshiis Lagu Soo Wareejinayao Maamulka Hawada Soomaaliya

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo duulista hawada ee Dowladda Federalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullahi Salaad Omaar oo ay ka mid yihiin Maareeyaha guud ee hay’ada duulista iyo Saadaasha Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yusuf jaalle) iyo ku xigeenkaiisa Axmed Macalin Xasan ayaa gaaray magaalada Montreal ee dalka Canada halkaasi oo xarun u ah Ha’yadda duulimaadyada Rayidka Adduunka ee QM oo marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaaqo ICAO.

Wasiirka iyo wafdigiisa waxaa ugu horeyn kulan gaar ah la qaateen xoghayaha guud ee hay’adda ICAO haweenayda lagu magacaabo Drs Fang Lie iyo saraakiil sare oo ka socday hay’ada ICAO,waxaana shirkan oo looga hadlay qorshaha looga soo rarayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya maamulka hawada Soomaaliya iyo sidii loo dadejin lahaa in sanadkan gudihiisa maamulka hawada si toos ah loogu soo wareejiyo maagaalada Muqdisho.

Xog-hayaha Guud ee Hay’ada ICAO Dr Fang Lie ayaa sheegtay in Wasiirka iyo wafdigiisa ay yeesheen wadahal miro dhal ah iyo in sida ugu dhaqsaha badan hay’ada FISS ee hadda gacanta ku haysa adeega duuliymaadyada Soomaaliya in magaalada Muqdisho lagu soo wareejiyo oo maamulka hawada Soomaaliya xarun u noqoto.

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad ayaa u waramay Wariyaheena Dalka Canada Muxiidiin Jaamac Waxuuna sharaxaad ka bixiyay kulanka ay la qaateen Hay’adda.

“Kulanka aan la yeelanay madaxda Hay’adda ICAO wuxuu ku saabsanaa sidii maamulka Hawada Soomaaliya loogu soo wareejin lahaa magaalada Muqdisho,in si dhaqsi ah arrintaasi ay u dhacdo, ayaan ka wada hadalnay,waxaan kala saxiixanay heshiis ku saabsan in Hay’adda FISS oo hadda Nairobi ku maamusho hawada Soomaaliya ay ugu soo wareejin lahayd Muqdisho”, Ayuu yiri Maxamed C/llaaahi Salaad.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad iyo Agaasimaha Xafiiska Farsamada iyo Iskaashiga ee Hay’addaasi ICAO Ivan Galan ayaa si toos ah u kala saxiixday haeshiiskaasi, iyadoo la filayo in dhawaan magaalada Muqdisho laga maamulo hawadda Soomaaliya Muddo kadib.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Taliyihii Hore ee NISA iyo siyaasiin Xilal Kala duwan Soo Qabtay oo Gaaray Dhuusamareeb (Sawiro)
- Jan 16, 2018
Taliyihii hore ee Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya General Cabdiraxmaan Tuuryare ayaan ka ...
Shirka Siyaasada Qaran ee Maareynta Masiibooyinka oo Muqdisho Ka Furmay (Sawiro)
- Jan 16, 2018
Mas’uuliyiinta Wasaaradda gargaarka iyo maareynta Masuubiiyinka ayaa Muqdisho ka furtay shirka siyaasadda Qaran ee ...
Deg Deg Qarax Ka dhacay Muqdisho.
- Jan 16, 2018
Qarax Miino ayaa Goor dhow ka dhacay Agagaarka Saldhigga degmada Wartanabadda ee Magaalada Muqdisho. Sidda ...
Siyaasiyiin Aragta ahaan kasoo Horjeeda Farmaajo oo ku Sugan Magaalada Dhuusomareeb..
- Jan 16, 2018
Magaalada Dhuusomareeb Waxaa ku sugan Siyaasiyiin aragti ahaan kasoo horjeeda Madaxweyne Farmaajo. Siyaasiyiinta Halkaasi gaaray ...
Sawiro Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb oo isku diyaarisay Soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo..
- Jan 16, 2018
Maanta oo talaado ah ayaa waxaaa degmada Dhuusa Mareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud laga ...
Sawiro Dheeraad Ah Socdaalka Farmaajo ku Maray Deegaanada u dhaxeeya Gaalkacyo ilaa Cadaado..
- Jan 16, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ...
Caasimada Galmudug oo laga Mamnuucay Calanka Maamul Gobaleedyada
- Jan 16, 2018
Waxaa Magaalada Dhuusamreeb ee Xarunta Galmudug Laga Mamnuucay Calanka Dowlad Gobaleedyada ay Sameesteen, inta ...
Madaxda Maamul Gobaleedyada oo Ku wajahan dhuusamareeb.
- Jan 16, 2018
Waxaa Maanta Magaalada dhuusamaareeb ee Xarunta Dowlad Gobaleedka Galmudug ku wajahan Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada ...
Heshiiska Galmudug iyo Ahlusunna oo Maanta Si Rasmi ah loo dhameystirayo.
- Jan 16, 2018
Waxaa Maanta Si Rasmi ah Loo dhameystirayaa Heshiiska Dhax yaala Ahlusunna iyo Dowlad Gobaleedka ...
Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Ku Wajahan Dhuusamareeb.
- Jan 16, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta Ku wajahan Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb. Si weyn ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu jeediyay Markii Cadaado uu gaaray Maxuusa ku tilmaamay..
- Jan 16, 2018
Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu danbeyn gaaray Caasimadii Hore ee Galmudug cadaado halkaasi oo lagu ...
Warbixin Safarka Farmaajo oo Gaaray 211 Saacadood iyo Safarro Wili U harsan
- Jan 16, 2018
Madaxweyne Farmaajo 211 Saacadood ayuu Ku Sugan yahay Puntland iyo Galmudug Wilina saacada Kale ...
Sawiro Qaabka Dhuusomareeb loogu soo dhaweeyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir..
- Jan 16, 2018
Magaalada Dhuusa Mareeb ee Xarunat gobolka Galgaduud waxaa Maanta gaaray wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha ...
War Deg Deg ah Madaxweynaha Somaliya Farmaajo oo Gaaray Magaalada Cadaado..
- Jan 15, 2018
Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa goor ...
Sawiro Magaalada Cadaado oo isku diyaarisay Soo Dhaweynta Madaxweyne Farmaajo oo Halkaasi ku Wajahan..
- Jan 15, 2018
Waxaa magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah maamulka Galmudug si aad ah maanta looga ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: