200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Dhageyso Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Oo Doodii Ugu Adkayd Ka Yeeshay Arinka Qalbi Dhagax | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Dhageyso Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Oo Doodii Ugu Adkayd Ka Yeeshay Arinka Qalbi Dhagax

Magalada Muqdisho waxaa maanta kulan ku yeeshay Xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya kulankaas oo ay kaga hadlayeen arrintii xiisada faraha badan dhalisay ee ku aadan wareejintii Cabdi Kariim Muuse Qalbi Dhagax.

Inta uu kulanka socday ayaa Xildhibaanada ay ku kala aragti duwanaayeen arrinta Qalabi Dhagax, qaarkood ayaa wareejintaas ku taagersanaa dowladda halka qarkood ay ka soo horjeedeen.

Dood dheer kadib Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa Xildhibaanada ku wargeliyay in Guddi ka soo tala bixiya arrintaan loo saaray isla markaana xildhibaanada dib loogu soo celin doono.

Kulanka Baarlamaanka oo Maanta ahaa mid xasaasi ah ayaa Shacabku isha ku wada hayeen, waxaana soo baxay wax ka duwan waxa ay filayeen maadaama ay jireen Xildhibaan ku kala aragti duwan Go’aanka Xukuumadda oo ay ku wareejisay dowladda Itoobiya Cabdi Kariim muuse Qalbi Dhagax

Xildhibaan mahad salaad oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka soomaaliya ayaa sharci daro aan geed looga gamban ku tilmaamay arinka ay ku kacday dawlada soomaaliya ee ku aadan dhiibista qalbi dhagax iyo go,aankii ay kasoo saartay

Dhinaca kale xildhibaan daahir  Amiin Jeesow ayaa taageero u muujiyay go,aanka xukuumadu ka qaadatay arinka qalbi dhagax wuxuuna sheegay in dadka arinkaasi buun buuninaya ay yihiin kuwa diidan dawladnimada soomaaliya

Hoos Ka Dhageyso Codadka Xildhibaan Mahad Salaad Iyo Xidlhibaan Daahir Amiin Jeesow

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Warbixin Safarka Farmaajo oo Gaaray 211 Saacadood iyo Safarro Wili U harsan
- Jan 16, 2018
Madaxweyne Farmaajo 211 Saacadood ayuu Ku Sugan yahay Puntland iyo Galmudug Wilina saacada Kale ...
Sawiro Qaabka Dhuusomareeb loogu soo dhaweeyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir..
- Jan 16, 2018
Magaalada Dhuusa Mareeb ee Xarunat gobolka Galgaduud waxaa Maanta gaaray wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha ...
War Deg Deg ah Madaxweynaha Somaliya Farmaajo oo Gaaray Magaalada Cadaado..
- Jan 15, 2018
Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa goor ...
Sawiro Magaalada Cadaado oo isku diyaarisay Soo Dhaweynta Madaxweyne Farmaajo oo Halkaasi ku Wajahan..
- Jan 15, 2018
Waxaa magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah maamulka Galmudug si aad ah maanta looga ...
Dhageyso Feysal cali Waraabe oo Ka Hadlay Wiil uu dhalay oo ku Dhintay Dalka Suuriya oo ku sheegay Mid Diinta Difaacayay..
- Jan 15, 2018
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid ee Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay wiil uu dhalay oo la ...
Xukuumada Soomaaliya oo Faah Faahisay Shir ay Uga Qeyb Galeen Dalka Turkiga” R/Ku xigeenka iyo Qaar Ka mid ah Wasiirada.
- Jan 15, 2018
Ra'iisul wasaare ku xigeenka xukumadda Soomaaliya Avv Mahdi Max'ed Guuleed, iyo xubno ka tirsan ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu Xalay Ka jeediyay Xaflad loogu qabtay Gaalkacyo dhanka Galmudug..
- Jan 15, 2018
Madaxweynaha Dowlada Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Xalay ku hoyday Galmudug markii ugu horeesay. Mudane ...
Dhagayso Maamulka Gobalka Banaadir oo sheegay in ay Jiraan Shaqsiyaad Hortaagan Horumarka Gobalka Banaadir
- Jan 15, 2018
Gudoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada Maamulka Gobolka Banaadir C/laahi Xaaji Ereg ayaa muujiyey inay ay ...
Dhagayso Ahlusunna oo Shaaciyay in ay u diyaar garoobeen Dhamaystirka Ahlusunna iyo Galmudug.
- Jan 15, 2018
Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca ee la midoobay Maamulka Galmudug ayaa rajo wanaagsan ...
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug..
- Jan 15, 2018
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee ...
Muqdisho oo Lagu arkay Xoolo Siyaaba Kala Duwan Loogu Qalay, Iyo Shacabka oo Argagax Muujiyay (Sawiro)
- Jan 15, 2018
Qeybo kamid ah dagmada howl-wadaag dadka ku nool saakay waxa ay kusoo tooseen arin ...
Daawo Fanaanka Cali Dhaanto oo Galmudug u qaaday Hees Cusub Habeenkii Xalay..
- Jan 15, 2018
Fanaanka Cali Dhaanto oo kamid ah fanaaniinta Somaliyeed kuwooda dhaqanka ku heesa ayaa Xalay ...
Sawiro Madaxweyne Farmaajo oo Xaflad Soo Dhaweyn ah Xalay Gaallacyo loogu qabtay..
- Jan 15, 2018
Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Xalay Gaalkacyo loogu qabtay Xaflad soo dhaweyn ah. Xaflada ...
Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Xaaf oo Dhagax-dhigay Dayactirka Wadada Galkacayo iyo Hobyo (Sawiro)
- Jan 14, 2018
Madaxweynaha Soomaalya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaweynaah Galmudug oo si wada jir u dhagax ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo oo Dhameestiran taasi uu ka jeediyay Soo Dhaweyntiisa Galmudug Gaalkacyo..
- Jan 14, 2018
Madaxweynaha Dowlada Somaliya ayaa maanta soo gaaray Magaalada Gaalkacyo dhanka Galmudug. Farmaajo iyo Golahiisa Wasiirada ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: