Home wararka Dalka Dhageyso Dibadbaxayaal Taageerayay Dawlada Soomaaliya Oo Ciidanka Dawladu Rasaas Ku Kala Direen

Dhageyso Dibadbaxayaal Taageerayay Dawlada Soomaaliya Oo Ciidanka Dawladu Rasaas Ku Kala Direen

0
SHARE

Dibadbaxayaal Saakay aroortii loo diiday in ay ku dibadbaxaan Taalada Daljirka Daahsoon ee Magalada Muqdisho ayaa soo maray qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho iyaga oo ku dhawaaqayay Erayo ay ka mid ahaayeen dowlad diid doonimeyno iyo Erayo kale.

Qaar ka mid ah banaanbaxayaasha oo Shuxuurtooda muujinayay ayaa waxa ay sheegeen in ay taagersan yihiin dowladda, isla markaana iyaga caburin lagu hayo sida ay sheegeen.

Qaarkood ayaa aaminsanaa in ay heleen waqtigaan dowlad cadaalad ah.

Dibadbaxayaasha oo lugeynayay ayaa markii ay soo gaareen Wadada Sayidka oo ku dhow dhismaha Xarunta Golaha Shacabka ayaa waxaa rasaas ku furay Ciidamo Booliis ah oo ku sugan Goobta.

Qaar ka mid ah banaanbaxayaasha ayaa waxa ay sheegeen in ay Sharcidaro aheyd in dad dowladda taageeraya la rasaaseyo.

Hoos Ka Dhageyso Codadka Dibadbaxayaaasha 

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here