Home hirshabeelle Dhageyso Biyo La,aan Iyo Abaar Baahsan Oo Ka Jirta Deegaanka Laankadawo Ee...

Dhageyso Biyo La,aan Iyo Abaar Baahsan Oo Ka Jirta Deegaanka Laankadawo Ee Gobalka Mudug

0
SHARE

Deegaanka laankadawo oo dhaca koonfurta gobalka mudug ayaa xiligaan waxaa laga soo sheegaya xaalad cakiran oo dhinaca nolasha ah ka dib markii dadka deegaankaasi ku nool ay saamayn xoogan ku yeelatay abaarta sima oo wali ka jirta dalka soomaaaliya gaar ahaan deegaanada galmudug

C/laahi nuur kaarshe gudoomiyaha deegaanka laankadawo ee gobalka mudug ayaa mudug24 u sheegay in biya la,aan iyo abaar baahsan ay isku darsantay dadka ku nool deegaanka laankadawo ee koonfurta gobalka mudug

waxa uu ugu baaqay maamulka galmudug hay,adaha samafalka iyo cid kasta oo ka damqanaysa dadka halkaasi ku dhibaataysan in ay gurmad deg deg ah lasoo gaaraan dadka reer laankadawo

Hoos Ka Dhageyso Waraysiga Gudoomiyaha Laankadawo

W/Q:Mahad Daahir America

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here