Home wararka Dalka Deg Deg Wasiir ka tirsan Puntland oo Xilka Laga qaaday goor dhow..

Deg Deg Wasiir ka tirsan Puntland oo Xilka Laga qaaday goor dhow..

0
SHARE

Direeto Kasoobaxday Xafiiska Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ahna Kusimaha Madaxweynaha oo Xilka Looga Qaaday Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada Ee Xiriirka Gobolada Puntland.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cadixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa xeer Lr-19 September 13 2017, xilka kaga qaaday Wasiirru Dawlihii Madaxtooyada ee Xirirka Gobolada Puntland.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here