Home puntland Sawirro Masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Booqday Deegaanada La Isku Horfadhiyo Ee...

Sawirro Masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Booqday Deegaanada La Isku Horfadhiyo Ee Bariga Gobalka Mudug

0
SHARE

Wafdi balaaran oo uu horkacayo madaxwayne ku xigeenka galmudug maxamed xaashi cabdi carabey ayaa gaaray deegaano dhaca bariga gobalka mudug oo ay dhawaan ka dheceen dagaalo u dhexeeya malayshiyaad kasoo kala jeeda galmudug iyo puntland

Deegaanada ay booqdeen masuuliyiintaan ka tirsan galmudug  ayaa waxaa ka mid ah sarjimaale,jeexdin,gacmafale iyo deegaana kale oo hoostaga deegaanka godod oo dhaca waqooyi bari gobalka mudug

Masuuliyiinta galmudug ayaa dadka halkaasi u nool kula dardaarmay in ay nabada ka shaqeeyaan

Hoos Ka Daawo Sawirada

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here