Home Wararka Maanta Deg Deg Madaxweynaha Kenya oo Lagu dhawaaqay

Deg Deg Madaxweynaha Kenya oo Lagu dhawaaqay

0

William Ruto oo loo doortay madaxweynaha 5-aad ee Kenya, waxaa sidaasi ku dhawaaqay guddoomiyaha Guddiga Doorashada ee Kenya.

Ruto Ayaa hogaamin doona Dowladda Kenya waxuuna badalo doonaa uhuru Kenyaata oo ahaa Madaxweynaha Dalka Kenya.

Doorashada an waxaa Ku loo lamay 5 musharax waxaana Codkooda dhiibtay dad Lagu qiyaasay 22 Milyan oo qof

Ad
Previous articleWasiirka Amniga Soomaaliya oo Maanta La Kulmay Saraakiisha Boliiska (Sawiro)
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Doorashadii kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here