Home Wararka Maanta Sarkaal ka Tirsan Haramcad oo Dagaalka Basra Lagu dhaawacay

Sarkaal ka Tirsan Haramcad oo Dagaalka Basra Lagu dhaawacay

0

Xidigle Salaad Carabay oo kamid ahaa saraakiisha Ciidanka Haramcad ayaa ku dhaawacmay Dagaalka kasocda Basra

Sarkaalkaan ayaa lagu Magacaabay weerarkii Hotelka Hayat, waxaana loo magacaabay Madaxa Howlgalinta ee Ciidamada Haramcad.

Sarkaalkaan ayaa Hogaaminaayay Dagaalkii saaka aroortii Lagu qaaday Deegaanada u dhaxeeya Afgooye iyo Balcad, waxaana dhaawac soo gaaray Sarkaalkaan dhanka Halboolaha ayayna xabadu kaga dhacday

 

Ad
Previous articleDowladda oo Weerar culus ku qaaday Deegaanka Basra iyo Beerta Cali Mahdi
Next articleWeeraro Mindiyo loo adeegsaday oo dad badan lagu dilay oo ka dhacay Saskatchewa (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here