Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada new police oo Dad Shacab oo kasoo Jeeda Galmudug layay

Ciidamada new police oo Dad Shacab oo kasoo Jeeda Galmudug layay

0

Ugu Yaraan 11 Qof oo Shacab ah ayaa ku Dhimatay ka dib Howl Gal Maanta Ciidamada Deegaanka somalida ee new Boolisku ka sameeyeen deegaano Hoos Yimaado Degmada Shilaabo ee Gobalka Qoraxay.

Ciidamada Liyuu poliska oo Howl-kan sameeyey ka dib markii 7 Qof oo shacab habeen Hore Aank Qabiil luugu dilay Deegaanka Caleen ee dagmada Shilaabo.

Caruur iyo Haween ayaa Dhaawacyo ka soo Gaareen Deegaanka Qoodax oo is Rasaasayn ku dhex martay maleeshiyo beeleed iyo ciidamada New Booliiska.

Ciidamada Howl-galka sameeyey oo ku Daba-jirey Dad La sheegey in ay Caleen shacab ku Laayeen ayaa deegaanada Qaar kula Kulmayay iska Caabin kaga imaanaysay Bulshada oo Ka soo Horjeestay Howl-galkan.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Gudoonka KMG ah ee Labada aqal
Next articleJeneraal Incadde oo ka Hadlay Musharaxnimada Siciid Deni

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here