Home galmudug Dhageyso Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cosoble oo diiday Go.anka Wasiirada Dowlada Somaliya,,,

Dhageyso Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cosoble oo diiday Go.anka Wasiirada Dowlada Somaliya,,,

0

Cali Cabdulaahi Cosoble oo ay dhowaan xilka ka qaadeen xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle ayaa sheegay in uusan xoog ku qabsan Hirshabelle si sharci ahna uu ku yimid sharcina uu uga tegeyo isagoo diiday go’aan ay maanta soo saareen golaha wasiirada dowlada federalka.

Isagoo wareysi siiyay Cali Cabdullaahi Cosoble laanta afka soomaaliga ah ee VOA ayuu ku sheegay in horeba uu u ogaa qorshaha loogu soo direy Jowhar qaar kamid ah golaha wasiirada oo uu ka mid ahaa wasiirka arrimaha gudaha uuna ka dambeeyay ra’iisal wasaare Kheyre.

Cali Cosoble ayaa ka hadlay qorshaha Cali Kheyre uu wado isla markana arintaasi uu kasoo horjeedo sida uu sheegay.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Cali Cosoble,,

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here