Home Wararka Somaliya Galmudug Xasan Shiikh oo Jeneraalkii Asaga iyo Caruurtiisu Alshabaab La Dagaleen oo...

Xasan Shiikh oo Jeneraalkii Asaga iyo Caruurtiisu Alshabaab La Dagaleen oo Ku Dhex Dalacsiiyay Degmada Xarardheere

0

Maxamuud Sabriye Cayroow 4 caruura oo uu dhalay iyo isaga waxa ay go’aansadeen in ay khawaarij ka xoreeyaan deegaankooda.

Wuxuu ka mid ahaa Gulufkii ugu horeeyay ee ciidan ee qabta magaalada Xarardheere isaga iyo caruurtiisana waxaa eebe ugu abaalmariyay in Alshabaab ka difaacdaan deegaankooda ugu danbeeyn maanta ayuu u dalacay Darajada Janaraal.

Janaraal Maxamuud Sabriye isagoo dugsi quraan ku haysta deegaan u dhow Xarardheere ayeey isqabteen Alshabaab waxaa dhexmaray dagaal ugu danbeeyn waxa uu ku biiray culimada Ahlusunna oo xiligaas ka dagaalamayay Gobolada dhexe waxa uuna xoreeyay deegaano badan

Dagaalka Alshabaab waxa uu ku waayay caruurtiisa tiro dhowrjeer ahna wuxuu ka badbaaday isku day dil oo khawaarijtu agaasintay

Ad
Previous articleMarkii Ay Soo Muslimtay laba Maalin kadib ayay Ku geeriyootay Magaalo aan Qof ehel ah u joogin kadib Maxaa Dhacay?
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here