Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugida Galmudug oo Howlgal Culus ka Fuliyay Wadada...

Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugida Galmudug oo Howlgal Culus ka Fuliyay Wadada Xariirisa Hobyo iyo Gaalkacyo oo Cabasho Xoogan ka jirtay

0

Maamulka Gobolka Mudug oo Kashanaya Ciidanka Amaanka Galmudug Ayaa qaaday jid gooyoyin yaalay Magaaloyinka Xaaro iyo Wisil Ee Gobolka Mudug.

Gudomiyaha Gobolka Mudug Abdirahaman ali diiriye isxal Oo ay Weliyiyaan Saraakiisha Ciidanka Boliska iyo Nabad Sugida Galmudug Ayaa ku Guleystay Qaadista Is baaroyin yaalay Degaanada Bariga Gobolka Mudug kuwaas oo siyaabo kala Duwan loo dhigtay

Degaanka Xaaro Oo tirsan degaanada bari Mudug ayaa ka mid ahaa Meelaha ay ka taagneed Xiisad ku saleysan Dhul balaasi Taasi oo sababtay in qaar ka mid ah dadka degaanka ay jaraan Wadoyinka Muhiimka ah Ee Magaladaas

Dhanka kale Magaalada wisil oo Marin u ah Dekadda Hobyo ayaa Maalmo ka hor waxa Isbaaro dhigtay Maleeshiyo u abaabulan Hab beleed
waxaana Hada lagu guleystay In Halkaa Laga qaaddo Isbaradii taalay Sida ay no xaqijiyeen Saraakiisha Hogamineysey Howl-galkaan.

 

Ad
Previous articleLaba kursi oo adag maantay lagu Dooranaayo Baladweyne Kadib Dhowr mar oo Dib loo Dhigay
Next articleCiidamada ka Tirsan kuwa Itoobiya oo Qarax lagu Dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here