Home Wararka Maanta Deg Deg Diyaarad ku Burburtay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho (Sawiro)

Deg Deg Diyaarad ku Burburtay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho (Sawiro)

0

Shil diyaaradeed ayaa goordhaweyd ka dhacday garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Maamulka Garoonka ayaa ku guuleystay daminta dab qabsaday diyaaradaan oo ay lahayd shirkadda Jubba Airways.

Saraakiisha Garoonka ayaa sheegay in aysan jirin cid wax ku noqotay sida ay sheegeen Maamulka Garoonka Aadan Cadde

 

Ad
Previous articleMareykanka oo shaqadii ka eryey Mr, Steven Walker iyo Soomaaliya oo Sabab U noqotay In la Cayriyo
Next articleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Dalka Dib ugusoo laabtay una Mahadceliyay dowladda Jabuuti

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here