Home Wararka Maanta DEG DEG: Saadaq Joon oo Xilkii Laga qaaday iyo Farxaan Qaroole oo...

DEG DEG: Saadaq Joon oo Xilkii Laga qaaday iyo Farxaan Qaroole oo La Magacaabay

0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa  xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John).

Wareegto kasoo baxday xafiiska Taliyaha Booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa xilkaGaashaanle Dhexe Farxaan Maxamed Aadan (Farxaan Qaroole) oo loo dallacsiiyey Derejada Gaashaanle Sare.

Xilka qaadista Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar ayaa waxaa ay timid kadib markii shir jaraa’id uu qabtay uu ku sheegay in uu joojiyay Kulankii Golaha Shacabka ee Maanta oo uu sheegay in lagu doonayay muddo kororsi.

Ad
Previous articleTaliyaha Boliiska Gobalka Banaadir oo joojiyay Kulankii Golaha Shacabka
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay Sharciga Jiheynta Doorashooyinka oo ay ansixiyeen Golaha shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here