Home Wararka Maanta Faahfaahin Cida Lala Beegsaday Qarax Ka Dhacay Muqdishu iyo Khasaaro Xoogan...

Faahfaahin Cida Lala Beegsaday Qarax Ka Dhacay Muqdishu iyo Khasaaro Xoogan oo Ka Dhashay?

0

Zeynab Xaabzey Gudoomiyaha Warta Nabada ayaa ka bad baaday Qaraxi ka dhacay KM4 balse waxaa ugu dhintay Askar ka mida ilaaladedi iyo kuwa kale oo kusugnaa Goobta oo aheyd Contorolka Nabad sugida

Qoraal kooban oo ay soo dhigtay barteeda ayee ku shegtay in ay nabad qabto balse ay ka dhinteen ilaaladeda qeyb ka mida .

Zeynab horay waxaa dhaawac halis ah ka soo gaaray weerarkii lagu dilay duqi hore ee Muqdisho ENG Y.

Lama Oga Khasaaraha Rasmiga ah ee Ka Dhashay Qaraxaan oo kusoo Beegmay Xili Loo Balansanyahay Hadal Jeedinta Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya.

Ad
Previous articleDeg Deg: Qarax Xoogan oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho
Next articleCiidamada ATMIS oo War Culus kasoo Saaray Weerar ay Ahlusuno Qorshaynayso inay Degaanada Galmudug kusoo Qaadaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here