Home wararka Dalka Sawiro Kulanka Wasiirada Galmudug oo soo dhamaaday iyadoo Ansixinta Miisaaniyada Galmudug dib...

Sawiro Kulanka Wasiirada Galmudug oo soo dhamaaday iyadoo Ansixinta Miisaaniyada Galmudug dib loo dhigay,,

0
SHARE

Magaalada Cadaado waxaa goor dhow ku soo dhamaaday kulanka wasiirada Galmudug kaasi uu hogaaminayay madaxweyne ku xigeenka Galmudug,

Kulanka ayaa looga hadlayay Miisaaniyada Galmudug taasi oo ansixinteeda la sugayay maanta hase yeeshee Waxaa markale maanta dib loo dhigay ansixita.

Masuuliyiinta galmudug ayaa kulanka kadib waxay la hadleen warbaahinta iyagoo ka warbixiyay kulanka wasiirada iyo arimaha looga hadlay,

Codadka lasoco Goor dhow

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here