Home Wararka Maanta Kemal Kilicdaroglu Muxuu ka Yiri Doorashada Uu uga Guulaystay Erdogaan

Kemal Kilicdaroglu Muxuu ka Yiri Doorashada Uu uga Guulaystay Erdogaan

0

Kemal Kilicdaroglu ayaa jeediyay khudbad kulul isagoo ku cambaareeyay dowladda Madaxweyne Erdogan inay tahay keligii talis.

Hadalka Kemal ayaa kusoo aadaya kadib markii Erdogan sheegay in uu isaga ku guuleystay doorashada madaxweynaha Turkiga.

Guddiga doorashada dalka Turkiga ayaa markii dambe xaqiijiyay in madaxweynaha xilka haya uu ku guuleystay markale in uu dalka hogaamiyo..

Ad
Previous articleTaliye Odowaa iyo Taliye Biixi oo saraakiil Mareykan ah oo Gaaray GALCAD
Next articleAxmed Madoobe oo ammaan kala Dul dhacay Madaxweyne Xasan iyo P.M Xamse Barre

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here