Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Yusuf Dabageed oo Sheegay in Cali Guudlaawe imanaayo Baladweyne ama Doorashada Jowhar...

Yusuf Dabageed oo Sheegay in Cali Guudlaawe imanaayo Baladweyne ama Doorashada Jowhar loo Wareejin Doono

0

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeele Yuusuf Sabageed, ayaa sheegay in Magaalada Beledweyn uu imaan-doono madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe Xuseen.

Dabageed, ayaa sheegay in haddii uusan imaan Magaalada Beledweyn Cali Guudlaawe, ay doorahada kuraasta uu u wareejin doono Jowhar.

 

Hadalkaan ayaa Kusoo adaaya ayadoo Shalay Ciidamo Muran Badan Dhaliyay laga Dajiyay Magaalada Baladweyne ee La Rabo in lagu Qabto 25 kursi.

 

Wali lama Hadali Madaxweynaha Hirshabeele Cali guudlaawe oo markii Hore asagu Codsaday ib Ciidamo lagu Dara Geeya Bakadweyne.

 

Ad
Previous articleCiidan ka Wada Tirsan dowlada oo Muqdisho Dagal Ku Dhexmaray
Next articleGuddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa hakiyay Kuraas Dhawaan la Doortay oo ay kusoo baxeen Rag Farmaajo watay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here